Booqo: Enrollment & Transfer Center at 501 N. Dixon St, Suite 140
Barnaamijka Guri la'aanta McKinney-Vento
Haddii aanad lahayn cinwaan joogto ah ama aad ku nooshay guri aan joogitaankiisa la hubin, fadlan wac 503-916-5770 ama booqo bogga internetka ee McKinney-Vento si lagaaga caawiyo is-qorista.
Fasalkee?
Fasalkee Ayaa Ardaygaaga Ku Habboon?
Raac shaxda ku taala dhinaca midig si aad u aqoonsato fasalka ku habboon arday ku-cusub-PPS.